Touch Retouch | Application Cajiib Ah
Program kaan waxaa lagu magacabaa Touch Retouch wuxuu kaa cawinayaa sawir kasta aad u bahantahay in aad wax ka tirtid in aad si fudud aad ugu tiri kartid tusaale waxaad si fiican u firi saa sawirka hoos kaaga muuqada
Sawirka mesha aan falaarta kuugu muujiyey waxaa kaaga muuqda kofiyada logada ku sawiran waana sawirka asal kiisa sido kale waxaad firisaa sawirka hoose
Sawirkan kale mesha aan falaarta kuugu muujiyey waxaa kaaga muuqda in ay logadii ku sawirneyd kofiyada ay maqantahay hadaba program ka touch retouch wuxuu kuu qabaneya sawir kasta in aad wax kasta aad ka tirtiri kartid.
TOUCH RETOUCH MAKU SHAQEYNEYA ANDROIDE IYO IPHONE ?
Haa waa uu ku shageyneyaa androide iyo iphone
TOUCH RETOUCH FREE MIYAA MISE LACAG AYAA LA IBIYAA ?
Program ka touch retouch free ma'ah lacag ayaa la iibiyo balse aniga si free ah ayaan kuugu siin donaa waa hadii aad isticmaashid androide
SIDEE AYAAN KU HELI KARAA TOUCH RETOCH ?
hadii aad iphone isticmaashid si aad ula so degtid riix link-gaan hoose
Sido kale hadii aad androide isticmaashid waxaan ku hayaa program ka touch retouch asigoo jabsan aad si bilaash ah ku isticmaali kartid waxaad kala so degtaa link-gaan hoose
SIDEE AYAA LO ISTICMALA TOUCH RETOUCH ?
Wajahada application ka sidaan ayey u ektahay si aad sawir kaada u so doorodo waxaad so furtaa qeybta ay ku qorantahay ALBUM
Si aad wax u tirtid waxaad so furtaa qeybta ay ku qorantahay OBJECT REMOVAL ka dib waxaa kuu so furmi doono buraash wax lagu tirtito adigo adegsaneya fartaada waxaad tirtirtaa shega aad u bahantahay in aad sawir kaada ka tirtid
Midna xasuus now hadii uu sawirkada yahay mid aad u weyn si aad waxyaabaha aad tirtireysid aad si fiican ugu aragtid waxaad isticmashada labadaada fartood si aad uso dhaweysid sawirka ugu dambeyn waxaad riix daa mesha ay ku qorantabay GO sidaas ayaad u tirtirtey waxyabaha aad u bahneyd in aad sawirkaada ka tirtid Ugu dambeyn si aad sawirkaada u save-gareysid ku dhufo save button. Sidaas ayuu sawirka gallery kuugu galey
SHARE DHEH HADII AAD KA FA'IDEYSATEY
Tags:
Application Cajiib Ah







