Barnamijyada Ugu Fiican Dhanka Muuqaal Sameynta Mobilada
Waxaan kula wadaagi donaa 4 program ugu fiican dhanka sameynta muuqaalada ayado la adegsaneyo mobile ka hanoqdo androide ama IOS waana kuwa ugu isticmaalka badan program kasta aan qormadaan ku so qaatey lacag ayaa la ii biyaa sido kale qeyb bilaash ah ayey leyihiin program yada qaar qeybta lacagta la iibiyo aniga ayaa FREE kuugu siin dona sii akhriso qormada.
MAGACYADA PROGRAM YADA
1.Adobe Premiere Rush
2.Alight Motion
3.Kinemaster
4.Filmora Go
Waxaa so saartey shirkada adobe waxaana loo adegsadaa muuqaal sameyn ayadoo la isticmaalayo mobile ka.
Adobe Premiere Rush Qalabka Uu Ku Shaqeyo
Window 10 with 64bit
MacOS X v10.14 or later
IOS 13 or Later
Androide Vsersion 9.0 or Later
Adobe Premiere Rush Lacag Miyaa La iibiya ?
Hadii aad macamiil ka tahay shirkada adobe si bilaash ah ayaad u isticmaali kartaa premiere rush hadii macamiil adan ka aheyn halkaan hoose kala deg DOWNLOAD
Alight motion waa program loo isticmaalo video editing iyo motion designe waxaa uu caan ku yahay program kaan sameynta motion animation
Alight Motion Qalabka Uu Ku Shaqeyo
Waxaa uu ku shaqeyneyaa mobile lada androide iyo IOS device
Alight Motion Lacag Miyaa La iibiya ?
Haa balse qeyb free ah ayuu leyahay program ka waxaad na kala so degi kartaa qeybta free ga ah google playstore riix qeybta hoose DOWNLOAD
Sido kale hadii aad u bahantahay qeybta lacagta ah si bilaash ah ayaan kuugu siin donaa halkaan hoose kala so deg DOWNLOAD
Kinemaster waxaa uu kamid yahay program yada lagu hagaajiyo muuqaalada isticmaal kiisana waa mid runtii aad u fudud aniga sameynta muuqaalada waxaan ka so bilaabey kinemaster
Kinemaster Qalabka Uu Ku Shaqeyo
Phone
Tablet
Chromebook
Kinemaster Lacag Miyaa La iibiya ?
Haa balse waxaa uu leeyahay qeyb free ah hadii aad u bahantahay qeybta free ga ah in aad ladegtid riix qeybta hoose ee download DOWNLOAD sido kale hadii aad u bahantahay qeybta lacagta ah si bilaash ah halkaan hoose ugula degDOWNLOAD
4-Filmora GoFilmora go waxaa uu kamid yahay barnamijyada muuqaal lagu sameeyo ayadoo la adeegsaneyo mobile ka waxaana so saartey shirkada Wondershare
Filmora Go Qalabka Uu Ku Shaqeyo
Androide version 4.2 or higher
IOS
Filmora Go Lacag Miyaa La iibiya ?
Haa balse waxaa uu leyahy qeyb free ah hadii aad u bahantahay qeybta free ga ah halkaan hoose kala deg DOWNLOADsido kale hadii aad u bahantahay qeybta lacagta la ii biyo halkaan hoose si bilaash ah ugala degDOWNLOAD
SHARE DHEH HADII AAD KA FA'IDEYSATEY
Tags:
Muuqaal Samayn




